Daawo:Isimada Puntland oo Laalay Amarkii Gaas iyo Madaxda Dowlada Somaliyana Puntland lagama Hor istaagi karo

gaas

Isimada Puntland ayaa waxaba kama jiraan ka dhigeen Xanibaadii Xukumada Madaxweyne Gaas ay ku soo rogtay Wasiirada iyo Shaqaalaha Federalka ee Puntland Imanaya Sidaa waxaa warbahinta usheegay Suldaan Bashiir Muuse Kownte oo ku hadlaayey afka Isimada Puntland.

Waxay kaloo isimada Puntland sheegeen hadaladii kasoo baxay Xukuumadii gaas ee waqtigeeda dhamaaday inay tahay hadal aan qaban Puntland iyo ummada Soomaliyeedba waxaana hada si caadi ah ushaqeynaya Xawilaadahah kuwaas oo lacag yaraan klu timid.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.