Daawo:Shatiyo dalka Lagu boobayo oo kismaayo laga bixiyey iyo Canshuur laduldhigay Guryaha

axmedmadoobe

Shirkii Golaha wasiirada Jubbaland ayaa waxuu ka dhacay Magaalada Ksimaayo xarunta ku meel gaarka ah ee maamulka Jubbaland, Qodabadii ka soo baxey Shirkii gollaha Wasiirada dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxaa kamid ahaa bixinta shatiyo lasiinayo dad gaara oo Axmed Madoobe wax ka lee yahay waxaa kaloo Canshuur aysan qaadi Karin la dul saaray guryaha Magaalada Kismaayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.