Madaxwyane Kuxigeenka Jubbaland oo si dhumasho kugaaray Gedo asagoo dhar ciidan qaba

sayid

waxaa Magaalada Garbaaharay ee caasumada Gobolka Gedo gaaray Madaxwayne kuxigeenka Jubbaland Maxamud sayid asagoo qaba Dharka Ciidanka qalabka sida laman garaanaayo waxa ku kalifay inuu Tuto u xirto aaditaanka Magaalada Garbaaharay.

Imaashiyaha Maxamuud sayid ayaa horay loo shaacin waxuuna si Dhuumasha ku yimid Magaalada Garbaharay isagoo ka cabsi qabay in shacabka Gobolka Gedo kahor istaagaan imaatinka Magaalada Garbaaharay madaama uu xumaaday xiriirka udhaxeeya madaxda iyo shacabka Jubbaland.

wararkeena dambe kala soco warar dheeraad ah

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.