Garbahaaray:Bananbax ka dhana Madaxwayne Kuxigeenka Jubbaland oo dhacay Gobolka Gedo

madoobe

Banabaxa looga soo Horjeedo Madaxwayne kuxigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa waxuu ka dhacay Gobolka Gedo gaar ahan Magalada Garbaharay oo shalay si dhuumalysi ah kusoo Galay asagoo labisay Tuutaha Ciidamada lamana garanayo waxa ku kalifay inuu xirto dhar ciidan.

Bananbaxayaashaan oo aad u tiro badan ayaa waxay socod kusoo dhexmareen Magaalada Garbahaaray ilaa ay katageen hoyga uu kadagan yahay Magaalada Garbahaaray halkaas oo dad caraysan ugu daateen Gudaha qolka uu daganaa waxaana la sheegayaan inuu Madaxwayne kuxigeenka Jubbaland Maxamuud sayid carar ku tagay Xerada Ciidamada Amisom ay ku lee yihiin Magalada Garbahaaray.

Wararkeena dambe kala socda Video iyo Masawiro.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.