Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2019

dagaal

Waxgarad ku baaqay in lajoojiyo Colaada Hiiraan iyo Galgaduud

8th January 2019 admin 0
nicmoyasiin

Daawo:Laba Qoys Oo Ku Muransan Fanaanada Nimco Yaasiin

7th January 2019 admin 0

Fanaanada Soomaliyeed Nicmo yasiin oo 60kii kor u dhaaftay ayaa waxaa isku qabsaday labo qoys taas oo kayaabisay ummada Soomaliyeed, Boqor Iimaan warsame ayaa waxuu […]

axmed madoobe

Daawo:Gaarisa Kenya Kulan lagu taageerayo Dowlada Somaliya Looguna Baaqay Axmed madoobe inuu iscasilo

7th January 2019 admin 0

Magaalada Gaariso ee dalka Kenya waxaa ka dhacay kulan balaaran oo ay kasoo qayb galeen dad aad u tiro badan oo ka koobaan qaybaha kala […]

puntland

Guddoomiyaha Baarlmanka Puntland oo Dhaliil u jeediyay Cabdiwali Gaas iyo Musharixin kale

7th January 2019 admin 0

Guddoomiyaha Baarlmanka Puntland ayaa markii dhamaatay Khudbadii Musharaxiinta u tartamaysay Xilka Madaxwaynaha iyo kuxigeenka ayaa waxuu Dhaliil u jeediyay Qaar kamid ah Musharixinta Xilka Madaxtinimada […]

bay

Sawiro:Jaaliyadda Konfur Galbeed Soomaaliya ee dalka Mareykanka ayaa si weyn u tageeray madaxweyne Lafta Gareen

7th January 2019 admin 0

Jaaliyadda Konfur Galbeed Soomaaliya ee dalka Mareykanka ayaa si weyn u tageeray madaxweynaha cusub ee Konfurgalbeed dhawaan loo doortay Mudane Abdiaziz Laftagareen. Xaflad siweyn loo […]

godax

Wasiirka Waxbarashada Goodax Bare ayaa la kulmay ardeyda wax ka barta Jaamacadaha Muqdisho

7th January 2019 admin 0

Ujeedka kulankaan ayaa ahaa mid su,aalo lagu weydiinayay Wasiirka Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Dalka Mudane Cabdullahi Goodax Bare, waxaana ka qeybgalay Ardayda wax […]

mareeye

Daawo:Wasiirka wasaaradda ganacsiga oo kulan isla xisaabtan ah la yeeshalay waaxyaha wasaaradda.

7th January 2019 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” ayaa kulan looga hadlayay qorshaha sanadka 2019ka ee hiigsiga Wasaaradda,isla xisaabtanka shaqada […]

No Image

Daawo:Xukun dil ah oo lagu fuliyay 2 dhalinyaro ah oo ka tirsanaa Alshabaab

7th January 2019 admin 0

Maxakamadda Ciidanka Qalabka Sida ayaa saaka xukun dil toogasho ah ku fulisay labo dhagar qabe oo k atirsanaa Alshabaab,kuwaasi oo horey u dilay nabadoon can […]

puntland

Daawo:khudbada musharaxiinta Puntland oo garoowe ka bilaabatay

7th January 2019 admin 0

punt

axmedmadoobe

Muuqaal:Beelaha Dega Jubland ayaa dhaliil weyn u jeediyey Axmed madoobe

7th January 2019 admin 0

Beelwaynta ajuuraan ee kamida Beelaha Dega Jubland ayaa dhaliil weyn u jeediyey Hogaamiyaha Jubaland axmed Madoobe iayakoo sheegay inuu ku fashilmay Hogaanka jubbland lana joogo […]

bardheere

Daawo:Kulan ay soo qaban qaabiyeen Naafada Baardheere ayaa lagu taageeray Sharciga Nafada Qaranka

7th January 2019 admin 0

Kulan ay soo qaban qaabiyeen Naafada Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa lagu taageeray Sharciga Naafada Qaranka ee Barlamaanka Somaliya ay ansixiyeen dhawaan, waxayna Dowlada […]

wasiir

Wax ka Ogow Kulankii Dhexmaray Culamada iyo wasiirka Cadaalada Soomaliya

7th January 2019 admin 0

Kulanka oo ka dhacay xafiiska wasiirka cadaaladda XFS ayaa waxaa ka qayb galay guddoomiyaha maxkamada sare ee dalka, xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka iyo taliyaha […]

baladxaawo

Daawo:Odayaasha dhaqanka ee degmada Beledxaawo oo qaadacay war-murtiyeed laga soo saaray shir lagu qabtay Garbahaarrey

7th January 2019 admin 0

Isniin 7 Jaanyo 2018- Qaar kamida Odayaasha dhaqanka degmada Baladxaawo ee gobalka Gedo ayaa qaadacay war murtiyeedkii lagasoo saaray shirkii ka socday magaalada Garbahaarey ee […]

No Image

Maamulka Iyo Shaqaalaha Wasaaradda Cadaaladda oo ka Qeyb Qaatay wajiga labaad Dhismaha Tiyaatarka Qarank

6th January 2019 admin 0
puntland

Daawo:Gudiga dorashada Puntland ayaa kudhawaaqay 32 Musharaxa

6th January 2019 admin 0

Gudiga Doorashada Puntlaqnd ayaa waxay ku dhawaaqeen Musharaxiinta u tartamaya Madaxwaynaha iyo kuxigeenka Puntland Gudiga ayaa waxay shaaciyeen inay isdiiwaan galisay 21 Muisharax oo utaageen […]

Posts pagination

« 1 … 21 22 23 … 27 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes