Daawo:Laba Qoys Oo Ku Muransan Fanaanada Nimco Yaasiin

nicmoyasiin

Fanaanada Soomaliyeed Nicmo yasiin oo 60kii kor u dhaaftay ayaa waxaa isku qabsaday labo qoys taas oo kayaabisay ummada Soomaliyeed, Boqor Iimaan warsame ayaa waxuu sheegay inuu dacwad lagu kala saarayo labadaan Qoys uu u gudbinaayo Maxkamadaha si dhiig looga qaado, Boqor iimaan ayaa sheegay inuu arki jiray guri laysku qabsado lakiin uusan arag qof wayn oo laysku qabsanaayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.