Daawo:Odayaasha dhaqanka ee degmada Beledxaawo oo qaadacay war-murtiyeed laga soo saaray shir lagu qabtay Garbahaarrey

baladxaawo

Isniin 7 Jaanyo 2018- Qaar kamida Odayaasha dhaqanka degmada Baladxaawo ee gobalka Gedo ayaa qaadacay war murtiyeedkii lagasoo saaray shirkii ka socday magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo, Odayashaan shirkaan ku qabtay Degmada Baladxaawo aya sheegay inaysan kawarhayn laguna casumin shirka la sheegay in lagu soo gaba gabeeyey Magaal;ada Garbaharay ee Gobolka Gedo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.