Wax ka Ogow Kulankii Dhexmaray Culamada iyo wasiirka Cadaalada Soomaliya

wasiir

Kulanka oo ka dhacay xafiiska wasiirka cadaaladda XFS ayaa waxaa ka qayb galay guddoomiyaha maxkamada sare ee dalka, xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka iyo taliyaha xabsiga dhexe ee Xamar, wasiirka ayaana kulankaan ku casuumay culimada Soomaaliyeed oo uu kala hadlay arrimo la xiriira horumarinta cadaalada iyo sidii ay qayb uga noqon lahaayeen.

xoghayaha guud ee majmaca culimada Soomaaliyeed Sheekh Cali wajiis ayaa waxuu ka hadlay arrimihii looga hadlay asagoo sheegay in laga wada hadlay wasiirka iyo mas’uuliyiinta kale in dib u eegis lagu sameeyo maxaabiista xabsiyada ku jirtay in cadaalad ay helaan sidii diinta islaamku qabtay in ay jiraan maxaabiista qaar oo waqtigooda dhameystay hadana iska sii xiran hadii wax ka jiraan arimahaas ayaan isla soo qaadnay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.