Daawo:Kulan ay soo qaban qaabiyeen Naafada Baardheere ayaa lagu taageeray Sharciga Nafada Qaranka

bardheere

Kulan ay soo qaban qaabiyeen Naafada Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa lagu taageeray Sharciga Naafada Qaranka ee Barlamaanka Somaliya ay ansixiyeen dhawaan, waxayna Dowlada Soomaliya iyo Hay’adaha Samafalka inay Taageeraan Naafada Degmada Bardheere.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.