Muuqaal:Beelaha Dega Jubland ayaa dhaliil weyn u jeediyey Axmed madoobe

axmedmadoobe

Beelwaynta ajuuraan ee kamida Beelaha Dega Jubland ayaa dhaliil weyn u jeediyey Hogaamiyaha Jubaland axmed Madoobe iayakoo sheegay inuu ku fashilmay Hogaanka jubbland lana joogo xiligii lays dhaafin lahaa.

Beelwanta ajuuraan waxay kasoo horjeesteen Gudoomiyihii loo magacaabay Magaalada Buu’aale taas oo ay sheegeen inay Buu’aale tahay Magaalo Ajuuraan ayakuna lee yihiin Gudoomiyaha.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.