Guddoomiyaha Baarlmanka Puntland oo Dhaliil u jeediyay Cabdiwali Gaas iyo Musharixin kale

puntland

Guddoomiyaha Baarlmanka Puntland ayaa markii dhamaatay Khudbadii Musharaxiinta u tartamaysay Xilka Madaxwaynaha iyo kuxigeenka ayaa waxuu Dhaliil u jeediyay Qaar kamid ah Musharixinta Xilka Madaxtinimada & Xildhibaanada Golaha Wakiilada Puntland waxuuna ku eedeeyey inay dhahaan dadka na dhageysta ayakuna dadka dhagaysan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.