Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: December 2018

No Image

Daawo:Kulan lagu Taageerayo Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa Muqdisho Lagu Qabtay

31st December 2018 admin 0

Magaalada Muqdisho waxaa kadhacay kulan ay kasoo qayb galeen dad aad ubadan ayaa waxaa lagu Taageerayo Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Koonfur Galbeed Cabdiaziz xasan Cali […]

puntland

Daawo: Magacyada xildhibaanada cusub ee golaha wakiilladda Puntland.

31st December 2018 admin 0

Guddiga xallinta khilaafaadka iyo ansixinta ee Baarlamaanka Puntland ayaa Goordhow ku dhawaaqay Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka dowlad Goboleedka Puntland. Xildhibaanada cusub ee Guddiga xallinta […]

No Image

Waa in la dilaa Dadkii dilay Wasiir Cabaas Siraaji saas waxaa yiri Madax dhaqameedka Konfurgalbeed

31st December 2018 admin 0

Madax dhaqameedka Koonfurgalbeed oo shir ku qabtay Magaalada Baydhabo ayaa waxay Dowlada Soomaliyeed ka codsadeen in ladilo dadkii dilay wasiir Cabaas Siraaji.

morgan

Daawo: qaabkii Musharax Madaxwayne Gen Moorgan loogu soo dhaweeyay Garoowe

31st December 2018 admin 0

Waxaa Caasumada Puntland ee Garoowe si wayn Loogu soo dhaweeyey Musharaxa Madaxwaynaha Puntland Jeneraal Maxamed Xirsi Moorgan waxaana soo dhaweeyntiisa ka qayb qaatay Ciidamada, Waxgaradka,siyaasiyiin,haween, […]

puntland

Daawo:Culimada Putland Oo Kulan La Yeeshay Musharaxiinta U Tartamaya Dorashada Putland

31st December 2018 admin 0
Farmaajo

Daawo:Madaxwaynaha Somaliya Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay Sharciga Dhismaha Hay’adda Naafada Qaranka

31st December 2018 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay sharciga lagu aasaasayo Hay’adda Naafada Qaranka oo si gaar ah ugu adeegi doonta dadka naafada […]

No Image

Madaxda Qaranka oo ka qeyb galay salaada Janaasada Xildhibaan Ruush

31st December 2018 admin 0

Guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan iyo Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa saakay ka qeyb galay Salaada Janaasada […]

No Image

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Casho Sharaf U Sameeyay Golaha wasiirrada iyo howl-wadeennada Tubaha

31st December 2018 admin 0

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khare, ayaa xalay xafiiskiisa casho sharaf ugu sameeyay sameeyay golohiisa wasiirrada iyo hawl wadeennada tubaha afarta […]

axmed madoobe

Daawo:Jaaliyad Jubbaland ee North America oo Axmed Madoobe ugu baaqay inuu Xilka baneeyo

31st December 2018 admin 0

Beelaha Daga Jubbaland ee kusugan Maraykanka ayaa waxay shir ku qabsaday Magaalada Minosota waxaayna Hogaamiyaha Jubbaland Axmed madoobe oo ku fashimay hogaanka Jubbaland ugu baaqeen […]

Gabre

Maxaa kasocda oo ay wadaan Ardaydii Gabre dadku ma ku baraarugsan yahay

31st December 2018 admin 0

MAXAA KA SOCDA SOOMAALIYA OO AY WADAAN ARDAYDII MACALIN KORNEYL GABRE ,DADKU MA KU BARAARUGSAN YIHIIN? Dadka Soomaaliyeed waa in mar kasta ay indhaha ku […]

yariisow

Yariisow oo Casho Sharaf Sagootin ah u sameeyey Kooxda Kubbadda Cagta Som United 

31st December 2018 admin 0

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa u sameeyey Ciyaartooyda iyo Macalimiinta kooxda kubbadda cagta Som United ee ka […]

dagaal

Dhagayso:Jaaliyada Kaxandhaalle ee Yurub oo Dagaalka Kaxandhaalle ku eedeeyey Masuuliyiinta Galmdug iyo Federaalka

30th December 2018 admin 0

Qaar kamida Jaaliyada somaliyeed ee Ka soo Jeedo Kaxandhaalle Kuna Nool Wadanka Dibadiisa Gaar ahaan Yurub ayaa waxay ka hadleen dagaalada kadhacay deegaanka kaxandhaale waxayna […]

No Image

Daawo:Golaha Wasiirada oo yeeshay Shirkoodii ugu dambeeyey 2018 iyo Khayre oo ka hadlay laxisaabtanka wasaradaha

30th December 2018 admin 0

Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) oo maanta yeeshay kulankoodii ugu dambeeyay sannadka 2018, ayaa ansixiyay hindise sharciyeedka maamulka dakhliga oo ay golaha usoo gudbisay […]

No Image

Xukuumadda Oo Ansixisay Hindise Sharciyeedka Maamulka Dakhliga

30th December 2018 admin 0

Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) oo maanta yeeshay kulankoodii ugu dambeeyay sannadka 2018, ayaa ansixiyay hindise sharciyeedka maamulka dakhliga oo ay golaha usoo gudbisay […]

axmedmadoobe

Daawo:Axmed Madoobe oo Filin Dhamaday Ticket Ujartay

30th December 2018 admin 0

Hogaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe ee waqtigiisa dhamaday ayaa waxuu 5tii sano ee lasoo dhaafay usheegayey Bulshada jubaland inuu xorayn doono deegaanada ka maqan Jubbaland ee […]

Posts pagination

1 2 … 28 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes