Daawo: qaabkii Musharax Madaxwayne Gen Moorgan loogu soo dhaweeyay Garoowe

morgan

Waxaa Caasumada Puntland ee Garoowe si wayn Loogu soo dhaweeyey Musharaxa Madaxwaynaha Puntland Jeneraal Maxamed Xirsi Moorgan waxaana soo dhaweeyntiisa ka qayb qaatay Ciidamada, Waxgaradka,siyaasiyiin,haween, aqoon yahano iyo dhalinyaro.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.