Waa in la dilaa Dadkii dilay Wasiir Cabaas Siraaji saas waxaa yiri Madax dhaqameedka Konfurgalbeed

Madax dhaqameedka Koonfurgalbeed oo shir ku qabtay Magaalada Baydhabo ayaa waxay Dowlada Soomaliyeed ka codsadeen in ladilo dadkii dilay wasiir Cabaas Siraaji.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.