Daawo:Jaaliyad Jubbaland ee North America oo Axmed Madoobe ugu baaqay inuu Xilka baneeyo

axmed madoobe

Beelaha Daga Jubbaland ee kusugan Maraykanka ayaa waxay shir ku qabsaday Magaalada Minosota waxaayna Hogaamiyaha Jubbaland Axmed madoobe oo ku fashimay hogaanka Jubbaland ugu baaqeen inuu Xilka Baneeyo madaama uu lumiyey kalsoonidii shacabka Jubbaland.

Kulankaan Jaaliyada soomaliyeed ee Jubbaland ku qasafeen dalka Maraykanka waxaa kasoo qayn galay Siyaasiyiin, culumo, waxgarad haween Dhalinyaro iyo aqoon yahano ka kala yimid qaybaha kala duwan ee Maraykanka waxay dhamaantood iaku raaceen in lajoogo xiligii laus djaafin lahaa Axmed Madoobe madaama uu dadkii iyo deegaankiiba dhameeyey.

Ugu dambayntii waxay dowladabSoomaliyeed ugu baaqeen inay dardar galiso dagaalka lagula jiro Shabaab gaar ahaan deegaanada Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.