Dhagayso:Jaaliyada Kaxandhaalle ee Yurub oo Dagaalka Kaxandhaalle ku eedeeyey Masuuliyiinta Galmdug iyo Federaalka

dagaal

Qaar kamida Jaaliyada somaliyeed ee Ka soo Jeedo Kaxandhaalle Kuna Nool Wadanka Dibadiisa Gaar ahaan Yurub ayaa waxay ka hadleen dagaalada kadhacay deegaanka kaxandhaale waxayna ku eedeyeeyn Maamulka Galmudug inay qayb ka haayeen dagaalka Kaxandhaale ayakoo Baabuurtii Dagaalka Ciidamada Galmudug ka qayb qaateen dagaalka.

Dhanka kale Waxay Jaaliyada Kaxaandhaale ee dalalka Yurub kusugan eed u jeedeeyeen Qaar kamida Xildhibanada Dowlada federaalka soomaliya ay dagaalka Kaxaandhaale ka qayb qaateen ayakoo Ciidamadii Galmudug ee kayimid Koonfurta Gaalkacyo dhaqaale ugu daqeen si dagaalka usii socdo.
Halkaan dhagayso
Dhagayso:Jaaliyada Kaxandhaalle ee Yurub oo Dagaalka Kaxandhaalle ku eedeeyey In ay ka danbeeyeen Masuuliyiin Galmdug iyo Fedraalba leh

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.