Daawo:Kulan lagu Taageerayo Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa Muqdisho Lagu Qabtay

Magaalada Muqdisho waxaa kadhacay kulan ay kasoo qayb galeen dad aad ubadan ayaa waxaa lagu Taageerayo Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Koonfur Galbeed Cabdiaziz xasan Cali Tageeraan, waxaana kulankaan soo qaban qaabiyey Ururka Haweenka shabeelada Hoose.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.