Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: October 2018

wasiir

Qatar iyo soomaliya oo Kawada Hadlay Sidii xirirka labada dal kor loogu qaadi lahaa

26th October 2018 admin 0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa ku qaabilay xafiiskiisa Safiirka Dowladda Qatar Eng. Hassan Bin Hamza Asad Mohammed Hashim. […]

roob

Daawo:Roobab oo ka Da’ay Deegaanadda Gobalka Togdheer

26th October 2018 admin 0
cabdi

Daawo:Gudoomiyaha Aqalka Sarre oo Muqdisho ka furay tababarka awoodsiinta Afkeenna Hooyo

26th October 2018 admin 0

Tababar ku saabsan kor u qaadista iyo awoodsiinta Afkeenna Hooyo oo ay soo qaban qaabisay Akadeemiyad Goboleedka Afka Soomaaliga ee “AGA” loona qabtay dhalinyarada qorta […]

No Image

Muuqaal:Booliska Somaliland Oo Ka Warbixiyay Hawl Galo Lagu Soo Qabtay Dhalinyaro Xadi Jirtay Baabuurta.

26th October 2018 admin 0
caare

Gaawo:Jabhada Cornel Caare Oo Weeraray Ciidamo Somaliland Ah

26th October 2018 admin 0
tacsi

Jaaliyada GalJubba ee London oo ka Tacsiyeysey Allaha Unaxariistee Cabdulaahi Xalane Nuur

26th October 2018 admin 0

Inaa lilaahi waa in ilaahi raajucuunn Jaaliyada Galjuba ee london dhammaanteed iyo odyaasha,waxgaradka,Gabdhaha iyo Dhalinyarad Galjuba ee hoos qoran Iyo kuwa kalaba waxay ka tacsiyadeenayaan […]

No Image

Daawo:Madaxwaynaha Soomaliya oo u sheegay Garsoorka Makaxmada inaysan dadka xaqooda Duudsiin

25th October 2018 admin 0

Madaxweynaha Soomaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Faramaajo ayaa garsoorayaasha Maxkamadaha Dalka kala hadlay sidii Garsoorka dalka loo hagaajin lahaa kadib kormeer shaqo oo uu maanta uu […]

garbo

Sawiro:Bulshada Garbaharay oo ka Faa’iidaysatay Maktabada wareegta “”Mobile Library”

25th October 2018 admin 0

Naadiga akhriska iyo qoraalka Gobalka Gedo iyo maktabadda Guud ee Dagmada Garbahaarrey ayaa iska kaashaday Barnaamijka Maktabadda wareegto, kaas oo ah Ol-ole lagu baahiyo akhriska […]

No Image

Madaxweyne Farmaajo oo garsooreyaasha ugu baaqay in ay ka qayb qaataan sarreynta caddaaladda

25th October 2018 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeer ku tagay xarumaha Maxkamadda Sare, Racfaanka iyo Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa sheegay in dowladdu ay […]

dagaal

Daawo:Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed ayaa baaq nabadeed colaadaha ka taagan Gobolka Sool.

25th October 2018 admin 0

Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed oo kulan ku yeeshey Magaalada Muqdisho ayaa baaq nabadeed ka soo saaray colaadaha ka taagan Gobolka Sool taas oo sababtay dhimasho, dhaawac […]

mahdi

Sawiro:Ra’iisalWasaare ku xigeenka Dalka oo kormeeray Tiyaatarka Qaranka

25th October 2018 admin 0

Ra’iisul wasaare ku xigeenka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane, Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa Maanta kormeeray Golaha Murtida iyo madadaalada Qaranka oo ay ka socdaan howlo […]

ciro

Daawo:Gudoomiye Cirro oo baaq Nabadeed u diray Beelaha Koonfurta Laascanood

25th October 2018 admin 0
No Image

Culimada Soomaaliyeed oo ku baaqay in lajoojiyo dagaalka ka socda Gobolka Sool

25th October 2018 admin 0

Hay’adaha Culimada Soomaaliyeed oo ka kooban Majmaca Culimada iyo hay’adda Culimada iyo Golaha guud ee Culimada Soomaaliyeed ayaa Maanta bayaan kasoo saaray dagaalka ka socda […]

mssmul

Akhriso:warmurtiyeedkii Madaxda maamul Goboleedka oo beesha Calamka u qaylo dhaansaday

25th October 2018 admin 0

Magalada Garoowe ee Xarunta Maamul goboleedka Soomaliyeed ee Puntland ayaa waxaa lagu soo gaba gabeeyey Shirkii Golaha Iskaashiga ee dhowr maalmood ka socday Magaaladaas, Shirkaas […]

yariisow

Gduumiye Yariisow oo Amar dul dhigaya Hoteelada iyo Maqaaciyaha Xeebta Liido

25th October 2018 admin 0

Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa amar ku bixiyey in Makhaayadaha iyo Hoteellada ku yaalla Xeebta Liido aysan […]

Posts pagination

« 1 … 5 6 7 … 26 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes