Akhriso:warmurtiyeedkii Madaxda maamul Goboleedka oo beesha Calamka u qaylo dhaansaday

mssmul

Magalada Garoowe ee Xarunta Maamul goboleedka Soomaliyeed ee Puntland ayaa waxaa lagu soo gaba gabeeyey Shirkii Golaha Iskaashiga ee dhowr maalmood ka socday Magaaladaas, Shirkaas oo soo jiitamaayey dhowr maamlmood ayaa Maanta waxaa laga soo saaray Warmurtiyeed ay Dowlad Goboleedyada ugu qaylo dhaansadeen Beesha Caalamka.

Qodobada ugu muhiimsan Warmurtiyeedka Maamulka Goboleedyada waqtigooda sii dhamaanayo ayaa waxa ka mid ah inay sameysteen Xisbi Siyaadeed la Magac baxay horusocod oo uu gudodomiye u noqonayo Madaxweynaha Puntland Cabdiwali gaas kaas oo la rajeynayo inuu ku guul daraysto doorashada ka dhici doonta Puntland halka Guddoomiyaha Golaha Iskaashiga loo Magacaabay Shariif Xasan Sheekh Aadan oo bisha soo socoto waayi doona Kursiga Madaxwaynaha Koonfur galbeed sida la saadaalinayo iyo Shir mudo Bil Gudaheed lagu qabanayo Magaalada Dhuusamareeb.


Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.