Sawiro:Bulshada Garbaharay oo ka Faa’iidaysatay Maktabada wareegta “”Mobile Library”

garbo

Naadiga akhriska iyo qoraalka Gobalka Gedo iyo maktabadda Guud ee Dagmada Garbahaarrey ayaa iska kaashaday Barnaamijka Maktabadda wareegto, kaas oo ah Ol-ole lagu baahiyo akhriska iyo Qoraalka.
Barnaamijka oo ah mid bishii mar la qabto ayaa lagu beegsadaa meelaha ay Dadka isugu imaadaan sida, Maqaayadaha, goobaha Nasashada iyo Xarumaha wax-barashada.

Matbada Garbaaharay ayaa waxay ka qayb qaadataa kobcinta Aqoonta Bulshada Magaalada Garbahaaray ee Gobolka Gedo.
garbo

garbo

garbo

garbo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.