Daawo:Madaxwaynaha Soomaliya oo u sheegay Garsoorka Makaxmada inaysan dadka xaqooda Duudsiin

Madaxweynaha Soomaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Faramaajo ayaa garsoorayaasha Maxkamadaha Dalka kala hadlay sidii Garsoorka dalka loo hagaajin lahaa kadib kormeer shaqo oo uu maanta uu ku tagay xarumaha Maxkamadaha dalka ee kuyaala Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.