Qatar iyo soomaliya oo Kawada Hadlay Sidii xirirka labada dal kor loogu qaadi lahaa

wasiir

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa ku qaabilay xafiiskiisa Safiirka Dowladda Qatar Eng. Hassan Bin Hamza Asad Mohammed Hashim.
Intii kulanku socday ayaa la isku dhaafsaday hadallo la xiriira xiriirka salka adag iyo iskaashiga wadaagga ah ee labada dal u dhexeeya.

Dowladda walaalaha aanu nahay ee Qatar ayaa waxa ay ka mid tahay dowladaha taageerada siiya Soomaaliya waxayna soomaliya ka socda Mashaariic ay maaml galisay dowlada Qadar.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.