Daawo:Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed ayaa baaq nabadeed colaadaha ka taagan Gobolka Sool.

dagaal

Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed oo kulan ku yeeshey Magaalada Muqdisho ayaa baaq nabadeed ka soo saaray colaadaha ka taagan Gobolka Sool taas oo sababtay dhimasho, dhaawac badan iyo Barakac.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.