Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: October 2018

No Image

Daawo:Hirshabeele Tagtay oo Tilaabsatay shirkii Golaha wasiirada oo kadhacay Jowhar

28th October 2018 admin 0

Shirka Golaha Wasiiradda dowlad Goboleedka Soomaliyeed ee Hirshabelle ayaa maanta ka dhacay hoolka Shirarka Mdaxtooyadda ee Magaalada Jowhar ee Caasimadda maamulka Hirshabeele, Waxaana Shir Guddoomiyey […]

aqalka sare

Daawo:Gudoomiyaha Aqalka Sare oo sheegay inuusan ku kalsoonayn Waraaqda Madaxwayne Farmaajo

28th October 2018 admin 0

Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaliya ayaa sheegay inay dowlada Soomaliya kasoo jawaabtay waraaqdii ay dhawaan u qabteen sadexda Casho Walow ay Caato ahayd ama si […]

lacag

3 Sano Kedib Qaar Ka Mid Ah Ciidamada Booliska Beledweyne Ayaa La Siiyey Mushahar.

28th October 2018 admin 0
No Image

Sawiro:Magaalada Luuq oo laga Hirgaliyey Korontada ku shaqeysa Cadceeda

28th October 2018 admin 0

Munaasibad lagudaah furayay mashruuc loogumagac daray adeegsida tamarta cadceeda ayaa waxey kadhacday degmada Luuq ee gobolka Gedo. Mashruucan ayaa wuxuu kusoo aday iyadoo baahi weyn […]

gaas

Gaas oo Magacabay Sakaariil Badasha Saraakiishii Mucaaraday Madaxda Maamul Goboleedyada

28th October 2018 admin 0

Madaxweynaha Dowaldda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta ayaa magacaabay Taliayaha Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Dowladda Puntland kuwaas oo […]

goodax

Wasiirka Goodax oo Nairobi kula kulmay xubno ka tirsan Bangiga Adduunka

28th October 2018 admin 0

Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa kulamo kala duwan kula qaatay magaalada Nairobi, xubno ka tirsan […]

No Image

Madaxweyne Somaliya oo martiqaaday Madaxda Dowlad Goboleedyada waqtigooda sii dhamaanayo

28th October 2018 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa isaga oo garwaaqsan baahida loo qabo ilaalinta midnimada, wadajirka iyo qarannimada Soomaaliyeed, isla markaasna tixraacaya […]

No Image

Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Kenya oo Qadka Telefanka kuwada Haday

28th October 2018 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo caawa khadka telefoonka kula xiriiray Madaxweynaha Kenya Mudane Uhuru Kenyatta ayaa waxa uu kala hadlay iskaashiga […]

No Image

Daawo: Qunsulka Itoobiya ee Puntland ayaa ka qayb galay furitaanka Maqaaxi Ethiopian ah oo laga hergeliyay Garowe

28th October 2018 admin 0

Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Puntland iyo qunsulka Itoobiya Ee Puntland ayaa si wada jira uga qayb galay furitaanka meherada merkato Ethiopian Restaurant oo laga hergeliyay […]

madoobe

Warar Dheeraad ah oo laga helayo Labo Ciidan oo katirsan Jubbaland oo Dagaal qasaaro sababay ku dhexmaray Magaalada Kismaayo

27th October 2018 admin 0

Magaalada Kismaayo ee Xarunta ku meel gaarka ee Maamul goboleedka Soomaliyeed ee Jubbaland ayaa waxa ka dhacay Daagaal sababay qaaso isugu jira dhaawac iyo dhimasho […]

mssmul

Madaxweynaha Puntland oo Rukhseeyey Sarkaakiishii Mucaaraday Madaxda maamul goboleedyada

27th October 2018 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa 25 October 2018 ka Rukhseeyey Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland 7 Sarkaal oo katirsan Ciidanka Daraawiishta kadib […]

No Image

Daawo+Sawiro: Garoonka Diyaradaha Caabudwaaq oohelay dhaqaale lagu Casriyeynayo

27th October 2018 admin 0

Mashruuca lagu hormarinayo Kaabayaasha dhaqaalaha degmada Caabudwaaq oo loo sameeyay tartan bulshadu ay ugu kala codaynayso midka ay rabto, si loogu sameeyo maali galin, ayaa […]

No Image

Muuqaal:War-saxaafadeed laga soo saaray shirkii ururka iskaashiga islaamka ee Muqdisho kadhacay

27th October 2018 admin 0
No Image

Daawo:Shaqaalaha Iyo Mas’uuliyiinta Wasaaradda Gaadiidka Oo Maanta Ka Qaybgalay Dhimaha Tiyaatarka Qaranka.

27th October 2018 admin 0

Shaqaalaha Iyo Mas’uuliyiinta Wasaaradda Gaadiidka Iyo Duulista Hawada Dowlada Federtaalka ah ee soomaliya ayaa waxay Maanta Ka Qaybgalay Barnaamijka Isxilqaan ee dib loogu Dhisaayo Tiyaatarka […]

warfaa

Daawo:Xildhibaan Saadiq Warfaa oo ka hadlay Hindise sharciyeedka Maaliyada

27th October 2018 admin 0

Posts pagination

« 1 … 3 4 5 … 26 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes