Daawo:Gudoomiyaha Aqalka Sare oo sheegay inuusan ku kalsoonayn Waraaqda Madaxwayne Farmaajo

aqalka sare

Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaliya ayaa sheegay inay dowlada Soomaliya kasoo jawaabtay waraaqdii ay dhawaan u qabteen sadexda Casho Walow ay Caato ahayd ama si fiican u faahfaasanayn lakiinse waan ku qanacnay ayuu Yiri Gudoomiye Cabdi xaashi.

Gudoomiyaha Aqalka saree ee Soomaliya Cabdi xaashi ayaa waxuu kaloo sheegay inuu arkay waraaq lagu sheegay in Madaxwaynaha soomaliya Maxamed Cabdulaahi farmaajo kasoo baxaday lakiin qof kale aqrinayo taas oo aanan kalsooni ku qabin.

Hadaladaan isgarab yaacaya ee kasoo baxay Gudoomiyaha aqalka sarre ayaa waxay u egyihiin kuwa aan lagu aqoon jiray Gudoomiye Cabdi Xaashi umana eka kuwa Xal unoqonaya Qilaafka soo kala dhex garay Dowlada Federaalka iyo Madaxda Maamul goboleedyada ee waqtigooda sii dhamaanayaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.