Daawo:Hirshabeele Tagtay oo Tilaabsatay shirkii Golaha wasiirada oo kadhacay Jowhar

Shirka Golaha Wasiiradda dowlad Goboleedka Soomaliyeed ee Hirshabelle ayaa maanta ka dhacay hoolka Shirarka Mdaxtooyadda ee Magaalada Jowhar ee Caasimadda maamulka Hirshabeele, Waxaana Shir Guddoomiyey Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare.

Shirka Wasiirada Maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa looga dooday Hindise sharciyeedka Wasaaradda Ganacsiga Hirshabeelle iyo arrimo la xiriira baahinta dowladnimada, shirkaan Wasiirada Hirshabeele ayaa ah mid joogto ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.