Daawo:London Siyaasi Dheeg oo ka qayb galay Somali Week Festival

Xildhibaan, Abwaan Muxumad Maxamed Yaasin Dheeg oo kamida Golaha Guurtiga Somaliland ayaa waxuu ka qayb galay Somali Week Festival oo ah munaasabad lagu qabto Mgaalada London UK waxaana lagu soo bandhigo dhaqanka soomalida ee kala duwan waxaana lagu casumaa Siyaasiyiinta,Abwaanada Fanaaninta, qorayaasha iyo qaybaha kala duwan ee Soomaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.