Gaas oo Magacabay Sakaariil Badasha Saraakiishii Mucaaraday Madaxda Maamul Goboleedyada

gaas

Madaxweynaha Dowaldda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta ayaa magacaabay Taliayaha Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Dowladda Puntland kuwaas oo badalay Taliyaashii hore ee Ciidanka Puntland kuwaas oo Dhaleecayn u jeediyey Madaxda maamul Goboleedyada waqtigooda dhamaaday ee ku shiraayey Magaalada Garoowe ayakoo sheegay inaysan Puntland iyo Soomaliya Dan ugu jirin Mdaxdaaan ku shiraysa Garoowe.

Taliyaasha Cusub ee Madaxwaynaha Puntland Magaacabay ayaa waxay Kala yihiin.
1.Waxaa S/Guuto Cabdishukri Cabdullaahi Xuseen loo magacaabay Taliaya Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland.
2. Waxaa S/Guuto Muxuyadiin Axmed Muuse loo magacaabay Taliaya Ciidanka Booliska Dowladda Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.