Daawo: Qunsulka Itoobiya ee Puntland ayaa ka qayb galay furitaanka Maqaaxi Ethiopian ah oo laga hergeliyay Garowe

Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Puntland iyo qunsulka Itoobiya Ee Puntland ayaa si wada jira uga qayb galay furitaanka meherada merkato Ethiopian Restaurant oo laga hergeliyay Garooowe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.