Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2018

faysal

Daawo:Xisbiga Ucid Oo Taageeray Kulankii Farmaajo iyo Faysal Caliwaraabe

22nd July 2018 admin 0
wado

Daawo:Waxaa Lafuray wadooyinkii xirnaa ee Magaalada Muqdisho iyo shacabka oo Soo dhaweeyey

21st July 2018 admin 0

48 saac ka dib waxaa dhaqan galay Amarkii ka soo baxay xubnaha Gudiga Amniga Qaranka Dalka oo ahaa in si deg deg ah loo Furo […]

masjid

Daawo:Masjidka Alraxma ee Degmada Caabudwaaq ayaa Ubaahan Dayactir Fadlan ka qayb qaata

21st July 2018 admin 0

Masjid Jaamaca Alraxma ee degmada Caabudwaaq ayaa waxuu ubaahan yahay in laga qayb qaato dhismihiisa waxaana loogu baaqayaa Muslimiinta inay ka qayb qaataan dhismaha Majidka […]

faysal

Daawo:Madaxwaynaha Soomaliland oo sheegay Inu Ka naxay Markuu arkay Farmaajo iyo feysal Cali Waraabe oo wada fadhiya”

21st July 2018 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi ayaa si kulul uga hadlay markii ugu horeysay Shirkii lagu qabtay magaalada Brussels ee dalka Belgium kaas oo looga hadlay […]

No Image

Daawo:Shacabka Soomalida Itoobiya oo Xasuuq loogaystay iyo Baaq ay udireen Shacabka Soomaliyeed

21st July 2018 admin 0

waxaa Dalka Itoobiya ka socda xasuuq loo gaysanaayo shacabka Soomaliyee ee kusugan Itoobiya waxaana dhibka ugaysanaya Dowlada Itoobiya oo kaashanaysa Qowmiyada Oromada, Tacdiyadaan loo gaysanayo […]

axmedmadoobe

Axmed Madoobe oo soo gaaray Dalka Sweden kadib xalad Caafimaad oo u Joogay Dalka Jermalka

21st July 2018 admin 0

Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa waxuu soo gaaray Magaalada Stockholm ee dalka Sweden, Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa maalmihii dambe kusugnaa dalka Jermalka halkaas oo […]

qarax

Daawo:Qarax gaari lagu xiray oo sababay dhimashada Hal Qof ayaa ka dhacay Muqdisho

21st July 2018 admin 0

Qarax gaari lagu xiray oo uu kudhintay qof rayid ah ayaa ka dhacay nawaaxiga taalada Daljirka Daahsoon xilli gaariga qarxay uu halkaasi maraayay, Qaraxaan ayaa […]

luuq

Daawo:Degmada Luuq oo Horumar Xaga Dhismaha Kasamaysay

21st July 2018 admin 0
boqorka

Daawo:Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa soo dhawayn u sameeyay in ka badan 60 qoraa

21st July 2018 admin 0
No Image

Daawo:Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa ka warbiyey ahmiyadda ay shacabka iyo dalkeenna u leeyahay ku biiritaanka Suuqa COMESA

20th July 2018 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo maanta dib ugu soo laabtay dalka ayaa ka war-bixiyay shir madaxeedka waddamada ku bohoobay Suuqa […]

cabdilialay

Akhriso Tacadiyada ay Geysteen Somalilada Itoobiya iyo Saraakiishii ka dambaysay

20th July 2018 admin 0

Qybtii 1,aad ee Dhacdooyinta ay gaystay DDSI Taatiikhdu iyadaa is qorta, waxaan rabaa in aan la wadaago xaqiiqo dhab ah dadka Soomaaliyeed iyo dunida kale. […]

xildhibaan

Daawo:Xildhibaan CabdiFitaax Caaqilyare oo la hadlaayey Telefishinka Qaranka ayaa axmed Madoobe Dhaliil dusha uga tuuray

20th July 2018 admin 0

Xildhibaan Abdifatah M Ali (Caaqilyare) oo ah xildhibaan ka soo jeeda Jubbaland ayaa Maamulka Jubbaland ku eedeeyay in ay ka soo horjeedaan dhismaha Ciidan qaran […]

yonis

Wariye Yoonis Cali Nuur ayaa ku Geeriyooday Magaalada London Uk

20th July 2018 admin 0

Allaha u naxariistee waxaa xalay magaalada London ee caasimadda dalka Ingiriiska ku Geeriyooday Wariye Yoonis Cali Nuur, Marxuumka ayaa la sheegay in xalay saqdii dhexe […]

ciro

Daawo:Gudoomiye Ciro Oo Walaac Xoogan Ka Muujiyay Marxalad Adag ee Gashay Somaliland

20th July 2018 admin 0

Gudoomiyaha xisbiga mucaradka ah ee Waddani, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilahi (Ciro) ayaa maanta shir jaraaid oo uu ku qabtay gurigiisa ku yala magaalada hargaysa ku dhalilay […]

jamcada

Daawo Wafti Kasocda Jaamacada Ummada Soomaliyeed ayaa soo gaaray Caabudwaaq

20th July 2018 admin 0

Wafti ka socda hogaanka sare ee Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed oo uu hogaaminayo Prf Maxamed Axmed Jimcaale ayaa soo gaaray Faraca Jaamacada Umadda ay ku leedahay […]

Posts pagination

« 1 … 7 8 9 … 23 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes