Daawo:Shacabka Soomalida Itoobiya oo Xasuuq loogaystay iyo Baaq ay udireen Shacabka Soomaliyeed

waxaa Dalka Itoobiya ka socda xasuuq loo gaysanaayo shacabka Soomaliyee ee kusugan Itoobiya waxaana dhibka ugaysanaya Dowlada Itoobiya oo kaashanaysa Qowmiyada Oromada, Tacdiyadaan loo gaysanayo shacabka Soomaliyeed ayaa waxaa kamida Dil, dhac Barakicin.

Maamulka soomalida Itoobiya ee uu hogaamiyo Madaxwayne Cabdi Maxamed Cumar ayaa waxba ka qaban dulmiga Lagu hayo shacabka Soomaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.