Daawo:Madaxwaynaha Soomaliland oo sheegay Inu Ka naxay Markuu arkay Farmaajo iyo feysal Cali Waraabe oo wada fadhiya”

faysal

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi ayaa si kulul uga hadlay markii ugu horeysay Shirkii lagu qabtay magaalada Brussels ee dalka Belgium kaas oo looga hadlay arrimaha Soomaaliya, Waxaana uu sheegay Muuse Biixi in shirkaas loo qabtay Soomaaliya islamarkaana ay iska diideyn ka qeyb galka shirkaas.

Madaxwaynaha Somaliland ayaa sheegay markii uu arkay Fasal Cali Waraabe oo la fadhiyo Madaxweyna soomaaliya iyo tegitaankii madasha shirka ay amakaag ku noqotay waana arin dib looga tashanayo waxa laga yeelayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.