Daawo:Masjidka Alraxma ee Degmada Caabudwaaq ayaa Ubaahan Dayactir Fadlan ka qayb qaata

masjid

Masjid Jaamaca Alraxma ee degmada Caabudwaaq ayaa waxuu ubaahan yahay in laga qayb qaato dhismihiisa waxaana loogu baaqayaa Muslimiinta inay ka qayb qaataan dhismaha Majidka waana waxa ugu fiican ee hantidaada lagu bixiyo kaga qayb qaado wixii aad awoodo.

AMAL
#ACCOUNT: 1012489340
Tel: 00252615863637 Shiikh Daa’uud Xirsi Siyaad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.