Daawo:Waxaa Lafuray wadooyinkii xirnaa ee Magaalada Muqdisho iyo shacabka oo Soo dhaweeyey

wado

48 saac ka dib waxaa dhaqan galay Amarkii ka soo baxay xubnaha Gudiga Amniga Qaranka Dalka oo ahaa in si deg deg ah loo Furo Wadooyinkii ay dhawaan xireen Ciimada Amaanka, Xirnaashaha wadooyinka yaa waxaa ka cowday Shacabka Magaalada Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.