Daawo:Xildhibaan CabdiFitaax Caaqilyare oo la hadlaayey Telefishinka Qaranka ayaa axmed Madoobe Dhaliil dusha uga tuuray

xildhibaan

Xildhibaan Abdifatah M Ali (Caaqilyare) oo ah xildhibaan ka soo jeeda Jubbaland ayaa Maamulka Jubbaland ku eedeeyay in ay ka soo horjeedaan dhismaha Ciidan qaran kadib markii uu maamulkaasi garoonka ka celiyay Saraakiishii dowlada dhexe u soo magacaabeen ciidanka xooga dalka.

Xildhibaan Cabdifitaax ayaa waxuu Wareysi siiyey Telefishinka qaranka Soomaliya Barmaamijkiisa qurbajoog waxuuna dhaliil kulul usoo jeediyey axmed madoobe isagoo sheegay axmed madoobe inuu yahay kali taliye ka taliya 5 Sano 5 kilomatir.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.