Wariye Yoonis Cali Nuur ayaa ku Geeriyooday Magaalada London Uk

yonis

Allaha u naxariistee waxaa xalay magaalada London ee caasimadda dalka Ingiriiska ku Geeriyooday Wariye Yoonis Cali Nuur, Marxuumka ayaa la sheegay in xalay saqdii dhexe uu ku Geeriyooday isbitaal ku yaala London oo uu u tagay arrimo caafimaad.

Yoonis Cali Nuur ayaa ahaa Saxafi in badan ka soo shaqeeyay laanta afka Soomaaliga ee BBC-da, waxaana uu hadda la taliye u ahaa Wasiirka Wafaafinta maamulka Soomaaliland C/raxmaan Cabdullaahi Faarax Guri Barwaaqo.

yonis

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.