Daawo Wafti Kasocda Jaamacada Ummada Soomaliyeed ayaa soo gaaray Caabudwaaq

jamcada

Wafti ka socda hogaanka sare ee Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed oo uu hogaaminayo Prf Maxamed Axmed Jimcaale ayaa soo gaaray Faraca Jaamacada Umadda ay ku leedahay Dawlad Goboleedka Galmudug ee Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.