Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2018

No Image

Wasaarada Warfaafinta Koonfur Galbeed Oo Joojisay Wada Shaqayntii Wasaarada Warfaafinta Soomaliya

24th April 2018 admin 0
No Image

Somaliland oo Sheegtay inaan Suxufi dambe Laxirayn

24th April 2018 admin 0
garbo

Maktabada Magaalada Garbaaharay oo dhul loogu deeqay”Sawiro”

23rd April 2018 admin 0

Dhawaan bay ahayd Markii loogu deeqay buugaag gaaraya 500 Maktabada Magaalada Garbaaharay, Gudoomiya Gobalka Gedo Mudane Maxmamad Muxumad Maxamad “MMM” ayaa dhul wayn ku wareejiyey […]

No Image

Imaaradka oo Soomaliya ka joojiyey dal kugalka kuna badalay Somaliland xili madaxwaynaha Puntland kusugan yahay Imaaradka

23rd April 2018 admin 0

Khilaafka udhexeeyay Somaliya iyo Imaaraatka Carabta ayaa gaaray meeshii ugu xumeyd abid Waxaana saameyn uu ku yeeshay Xiriirka labada dal waxayna Wasaarada arimaha Gudaha Imaaradka […]

sha

Wafdi ka socda WfP oo manta soo garay magaalada dhuusamreeb e casima

23rd April 2018 admin 0

Wafdi ka socda hey’adda Cunada Aduunka u qaabilsan Qaramada Midoobay ee WFB ayaa Maanta gaaray Magaalada dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug, Wafdiga ayaa waxa ay […]

goonjex

Dhagesyo:Senator Goonjeex Musuq Maasuq badan ayaa ka jira dalka hantidii qarankana waa la boobay

23rd April 2018 admin 0

Sanoter Cabdi Waaxid Cilmi Goonjeex oo ka mid ah Xildhibaanadda Aqalka Sare ee Soomaliya ayaa mar uu ka hadlaayey qorshaha Dowlada Soomaliya ay wada ee […]

puntland

Daawo:Waxgaradka Puntland ayaa taageeray Mofqifka dowlada Somaliya ka qaadatay Imaaradka

23rd April 2018 admin 0

Waxaa Magaalada Boosaaso ee Xaruntaga Ganacsiga Puntland kulan ku yeeshay qaar kamida waxgaradka Puntland gaar Beesha Dishiishle waxay si buuxda u taagereen qaabka dowlada Soomaliya […]

No Image

Dagaal ka dhacay Xerada Imaaraadka ee Muqdisho oo hada Xasiloon”Sawiro”

23rd April 2018 admin 0

Ciidamo ka wada tirsan Dowladda Soomaaliya ay ku dagaalameen Xerada Jeneraal Goordan oo ku taala ee Magaalada Muqdisho, Dagaalkaan ayaa bilowday kadib markii Ciidamo ka […]

No Image

Ciidamo dagaal ku dhex maray Xeradii Imaaradka ka baxay

23rd April 2018 admin 0

Wararka ka imaanaya Magaalada muqdisho ayaa sheegaya Ciidamo ka wada tirsan Dowladda Soomaaliya ay ku dagaalameen Xerada Jeneraal Goordan oo ku taala Degmada Hodon ee […]

wasiir

Wasiirka Cadaalada Soomaliay Oo Maanta Hortegaya Aqalka Sare

23rd April 2018 admin 0

Wasiirka Cadaalada xukuumadda Soomaaliya Abukaate Xasan Xuseen Xaaji ayaa lavfilayaa inuu hortago xildhibaannada Aqalka Sare ee Soomaliya. Wasiirka ayaa xildhibaannada Aqalka Sare ka horjeedin doona […]

No Image

Dowlada Kenya ayaa sharci adag kasoo saartay dadka sida anshaxumada u isticmaala Baraha Bulshada.

23rd April 2018 admin 0

Hogaamiyaha Aqlibadaka Baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa sheegay inDowlada Kenya ayaa sharci adag kasoo saartay dadka sida anshaxumada u isticmaala Baraha Bulshada taas oo […]

faysal

Faysal Cali-waraabe ayaa sheegay inuu Madaxwayne xasan shiiq Siixay Heshiiskii Dekada Berbera.

23rd April 2018 admin 0

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng, Feysal Cali Waraabe ayaa cadeeyay halka dowlada Soomaaliya kas oo gashay heshiiskii dekada Magalada Berbera taas oo saameyn […]

bardheere

Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo oo laga hirgaliyay Ciidamada nabad galyada wadooyinka

23rd April 2018 admin 0
arday

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in sanadkan Soomaaliya ka qaadayaan imtixaan mideysan.

23rd April 2018 admin 0
No Image

Daawo:Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeele oo dhunsaday Lacag loogu talagalay qaraxii Soobe

22nd April 2018 admin 0

Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeele Cismaan Bare Maxamed ayaa waxaa lagu eedeyey inuu dhunsaday Lacag ay Baarlamaanka Hirshabeele ugu talagaleen dadkii ku waxyeeloobay Qaraxii dadka badan kudhinteen […]

Posts pagination

« 1 … 6 7 8 … 26 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes