Dowlada Kenya ayaa sharci adag kasoo saartay dadka sida anshaxumada u isticmaala Baraha Bulshada.

Hogaamiyaha Aqlibadaka Baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa sheegay inDowlada Kenya ayaa sharci adag kasoo saartay dadka sida anshaxumada u isticmaala Baraha Bulshada taas oo uu saxiixay Madaxwaynaha Kenya Uhuru Kenyata.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.