Wasiirka Cadaalada Soomaliay Oo Maanta Hortegaya Aqalka Sare

wasiir

Wasiirka Cadaalada xukuumadda Soomaaliya Abukaate Xasan Xuseen Xaaji ayaa lavfilayaa inuu hortago xildhibaannada Aqalka Sare ee Soomaliya.

Wasiirka ayaa xildhibaannada Aqalka Sare ka horjeedin doona Hindise Sharciyeedka dhismaha guddiga madaxa banaan ee la dagaalanka Musuqa oo ay horay u ansixiyeen Xildhibaannada Golaha Shacabka Soomaaliya.

Hindise Sharciyeedka dhismaha guddiga madaxa banaan ee la dagaalanka Musuqa oo ay xildhibaannada Golaha Shacabka ansixyeen 14 kii bishoo November ee Sanadkii las oo dhaafay ee 2017,ayaa hadii ay meel mariyaan Xildhibaannada Aqalka sare waxaa loo gudbin doonaa Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo si uu u saxiixo kadibnka uu dhaqan galo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.