Wafdi ka socda WfP oo manta soo garay magaalada dhuusamreeb e casima

sha

Wafdi ka socda hey’adda Cunada Aduunka u qaabilsan Qaramada Midoobay ee WFB ayaa Maanta gaaray Magaalada dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug, Wafdiga ayaa waxa ay kormeer ku tageen Bakhaaro waaweyn oo keydka Raashinka ee WFB loo dhisayo oo ku yaala duleedka dhuusamareeb iyo Xafiisyo WFB ay gudaha dhuusamareeb ka furatay.

Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan iyo Wafdiga ka socday WFP ayaa kulan gaar ah wax ay ku yeesheen Xarunta Madaxtooyada Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug, Shiiq shaakir ayaa sheegay in ay ku faraxsan yihiin sida ay Shacabka Galmudug u gacan siinayaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.