Imaaradka oo Soomaliya ka joojiyey dal kugalka kuna badalay Somaliland xili madaxwaynaha Puntland kusugan yahay Imaaradka

Khilaafka udhexeeyay Somaliya iyo Imaaraatka Carabta ayaa gaaray meeshii ugu xumeyd abid Waxaana saameyn uu ku yeeshay Xiriirka labada dal waxayna Wasaarada arimaha Gudaha Imaaradka Visaha ama Dal ku galka kajoojisay Shacabka Dowlada Soomaliya iyadoo badalkeeda ku badashay Somaliland.

Talabadaan ay qaaday Dowlada Imaaradka ayaa ah faragalin ay dowlada Imaaradka ku hayso dalka Soomaliya taas oo ah xad gudub waxaana looga fadhiyaa dowlada Soomaliya inay talaabado cad ka qaado Dalka Imaaradka.
imaaradka

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.