Maktabada Magaalada Garbaaharay oo dhul loogu deeqay”Sawiro”

garbo

Dhawaan bay ahayd Markii loogu deeqay buugaag gaaraya 500 Maktabada Magaalada Garbaaharay, Gudoomiya Gobalka Gedo Mudane Maxmamad Muxumad Maxamad “MMM” ayaa dhul wayn ku wareejiyey Maktabadda Magaalada Garbaarey oo iyada leedahay.

Gudoomiyaha Gobolka Gedo oo kullan casho sharaf ah usameeyey howl-wadeenada Maktabadda iyo Aqoonyahanno Gobalka Gedo kasoo jeedo ayaa bogaadiyey howlaha ey guddiga qabteen, una iclaamiyey guri ey maktabadda leedahay.

Maktabadda Garbaaharay ayaa waxaa xariga laga jari doonaa bilaha soo socdo, waxaana lagu wadaa Sanadkan gudihiisa in la geeyo 40 kun oo Buugaag ah. Taas oo ka dhigeeso Makatabadda Dadwayne ee ugu wayn Soomaaliya.
garbo

garbo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.