Daawo:Waxgaradka Puntland ayaa taageeray Mofqifka dowlada Somaliya ka qaadatay Imaaradka

puntland

Waxaa Magaalada Boosaaso ee Xaruntaga Ganacsiga Puntland kulan ku yeeshay qaar kamida waxgaradka Puntland gaar Beesha Dishiishle waxay si buuxda u taagereen qaabka dowlada Soomaliya ula dhaqan dowlada Imaaradka taas oo ay waxba kamajiraan ka dhigtay heshiishyadii dekadaha Bosaaso Iyo Berbera.

Waxgaradkaan Puntland ayaa waxay si buuxda taagero ugu muujiyeen dowlada Soomaliya Iyo Go’aanadii labada Gole ee dowlada Soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.