Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2018

Akhriso:-Maxaa Ka Jira In Askari Ka Tirsan Ciidamada Mareykanka Lagu Dilay Soomaaliya?

21st February 2018 admin 0

War qoraal ah oo ka soo baxay  Wasaaradda Arrimaha Dibada Mareykanka ayaa lagu beeniyay in Askari Mareykan ah lagu dilay Soomaaliya kadib markii Warkaas uu […]

No Image

Ganacsato Maamulka Hirshabeele Saldhiga Jowhar ugu Xernaa oo xabsiga laga sii daayay.

21st February 2018 admin 0

Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeele ayaa waxaa galabta laga sii daayay inkabadan 15 kamid ah Ganacsatada xoolaha ee magaaladaasi oo xalay xabsiga la dhigay […]

No Image

Baarlamaanka Hirshabeelle oo go`aan ka gaaraya Xildhibaanada ka maqan kulamadooda.

21st February 2018 admin 0

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabeele aaya sheegaya in Barlamaanka Hirshabeelle kulanka  maanta ay yeelanayaan ay kaga doodi doonaan Sida laga yeelayo […]

Ubah Ilbir oo ah Hooyo uur leh oo Ay toogteen Ilaalada Axmed Madoobe ayaa loo diiday in Cafimaad Loogu qaado Muqdisho

20th February 2018 admin 0

Askari kamida Ilaalada Axmed madoobe ayaa togaasho uGa gaystay Ilma Galeenka hooyo lagu Magacaabey Ubax Ilbir, Hooyo Ubax Waxey Aheyd Hooyo 4 Caruur Ah leh […]

No Image

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo dhagax dhigay masjid qadiimi ah oo dib loo dhisayo

20th February 2018 admin 0
shakir

Shiiq Shaakir oo ay Waheliyo Gudoomiyaha Degmada Balanbal ayaa gaaray Balihawd

20th February 2018 admin 0

Madaxa Xukummada Galmudug Shiiq Maxamed Shaakir oo waheliyaan Gudoomiyaha Degmada Balanbal Iyo masuuliyiin kale ayaa waxay gaareen deegaanka Balihawd ee hoos taga Degmada Balanbale ee […]

puntland

Gudoonka Barlamaanka Puntland Oo Tacsiyey Geerida Boqor Cumar San Wayne

20th February 2018 admin 0
No Image

Dowlada Kenya oo sheegtay In Dagaalamayaal badan oo Shabaab ah isu Dhiibeen.

20th February 2018 admin 0

Ku dhawaad 40 Dagaalame oo ka tirsan Al-shabaab oo iska soo dhiibay ismaamulka kilifi ayaa loo qaaday xarumo dhaqan celin oo ku yaalla Mobasa sida […]

Sawirro:-Wasiir Fowziya Oo Isbitaalada Ku Booqatay Dhaawacyada Qarixii Zoobe Ee La Geeyay dalka Sudaan

20th February 2018 admin 0

Wafdi  ay horkaceysay Wasiirka Caafimaadka Dowladda Soomaaliya Drs Fowsiyo Abiikar Nuur oo martiqaad rasmi ah ka heshay dhigeeda Dalka Suudaan Baxrri Abul Qardah ayaa kulan […]

Dowladda oo sheegtay inay la wareegtay qalabkii Idaacada Shabaab

20th February 2018 admin 0

Wasaaradda Warfaafinta dowladda ayaa sheegtay inay la soo wareegtay qalabkii Idaacada Andalus ee Al Shabaab ugu tiilay degaanka Mubaarak ee Gobolka Shabellaha hoose. C/raxmaan Iidaan […]

SAWIRRO: Saraakiil ka tirsan Qaramada Midoobay oo gaaray Dhuusamareeb

20th February 2018 admin 0

 Saraakiil ka socota Qaramada Midoobay, ayaa maanta oo talaado ah waxa ay gaareen Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug. Saraakiishaan oo dhanka ammaanka qaabilsan, […]

axmed

Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Nabadoon Axmed Diiriye

20th February 2018 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsidayeeyay Geeridii ku timid Allaha u Naxariistee Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo xalay ku geeriyooday Magaalada Muqdisho. […]

Ganacsigii Suuqa Bakaaraha Oo Dib Loo Furay

20th February 2018 admin 0

Mudo laba Maalin ah ayuu xirna Ganacsiga suuqa ugu Weyn Soomaaliya iyo Bakaaraha kadib markii khilaf uu soo kala dhexgalay Ganacsatada Gobolka Banaadir iyo Wasaaradda […]

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida oo xukun dil ah ku riday sarkaalkii ka danbeeyay dilkii Siciid Mariine

20th February 2018 admin 0

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa goordhow waxa ay xukun ku riday Sarkaalkii ka dambeeyay dilkii Taliye ku xigeenkii ciidanka Badda Soomaaliya Allaha u […]

Duqa Muqdisho oo Madaxda Maxkamadaha G/Benadir kala hadlay horumarinta Caddaaladda Bulshada.

20th February 2018 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) iyo madaxda Maxkamadaha gobolka, gaar ahaan Guddoomiyaha Maxkamada Gobolka Benaadir Mudane Aweis iyo Guddomiyaha […]

Posts pagination

« 1 … 8 9 10 … 27 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes