Ubah Ilbir oo ah Hooyo uur leh oo Ay toogteen Ilaalada Axmed Madoobe ayaa loo diiday in Cafimaad Loogu qaado Muqdisho

Askari kamida Ilaalada Axmed madoobe ayaa togaasho uGa gaystay Ilma Galeenka hooyo lagu Magacaabey Ubax Ilbir, Hooyo Ubax Waxey Aheyd Hooyo 4 Caruur Ah leh Oo Uur lixbilood ah Leh Si Arxan Daro Ah U Diley Askari ka tirsan Maleeshiyada Axmed madoobe.

Ninkii Ubax Ilbir Toogtey ayaa ilaa hada aan lasoo qaban halka Maamulka Jubbaland Oo Horey U Qabtey Nin Puntland Ku Sameyey Dhacdo La mid ah Midaan, Madaxda usareysa Jubbaland ayaa Iska Indha Tirayo Dilka Foosha xun ee Ubax Loogu Gaystay Kismaayo.

Ubax ilbir Waxey Had Ku Jirtaa isbitaal Ku Yaala Kismaayo Waxaa Jirkeeda Ku Yaal Sadex Xabadood Mid Waxey Ooga Dhacdey Ilma Galeenka midna Naaska Bidix Waa Tacadi Xun oo loogaystay Hooyo Ubax, dhawaan abay ahayd markii Xildhibaan Faarax Cabdi xasan oo kamioda Xildhibaanada Dowlada Federaalka ah uu uGu baaqay maamulka Jubbaland inuu sharci horkeeno ninkii ka masuulka ahaa Ubax Ibir.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.