Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Nabadoon Axmed Diiriye

axmed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsidayeeyay Geeridii ku timid Allaha u Naxariistee Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo xalay ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.

Inaalilaahi waa inaa ilayhi raajicuun

“Waxaan uga tacsiyeynayaa Shacabka Soomaaliyeed geerida Nabadoon Axmed Diiriye oo xalay ku geeriyoday Muqdisho.ilaahay ha u naxariisto Nabadoon Axmed Diiriye, samir iyo iimaanna ha ka siiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka tegey.

Nabadoon Axmed Diiriye ayaa ka mid ahaa Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed isla markaana siweyn u taageeri jiray dowladihii dalka soo maray

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.