Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2018

farmaajo

Daawo:Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u furay shirka Golaha Amniga Qaranka.

6th February 2018 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah u furay shirka Golaha Amniga Qaranka shirkaan ayaa lafilayaa in bari lasoo […]

doon

Maxaad Kala socotaa Burburinta lagu hayo dhaqalaha Ganacsatada Puntland iyo Soomaliwaynba

6th February 2018 admin 0

Xalku wuxuu noqdey in Isimadii iyo Xakuumadii Dalka ka talineysey ay keeni waayeen xal dhaama sidan In Maanta ay Bada Bosaaso ay ku dhex jajaban […]

muuse

Madaxweyne Muusa Biixi oo ka biya diiday baaq ay u soo jeediyeen beesha Caalamka

6th February 2018 admin 0

Madaxweynaha Soomaaliland Muusa Biixi Cabdi ayaa ka biya diiday war ay u soo jeediyeen beesha caalamka kaas oo ku aadanay in ciidamada Soomaaliland in ay […]

No Image

Madaxweyne Farmaajo Oo Goordhow Furay Shirka Amniga Qaranka

6th February 2018 admin 0

Waxaa goordhow Magaalada Muqdisho ka furmay Shirka Amniga Qaranka oo u dhexeeya madaxda Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Dowlad Goboleedyada, waxaana looga hadlayaa Xaaladda guud ee […]

Guddoomiyihii Hore Ee Degmada Buula-Burde Oo Lagu Dilay M/Baladweyne

6th February 2018 admin 0

Kooxo ku hubeysnaa Bustoolado ayaa xalay waxa ay dilka geysteen gudaha Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan. Ninka dilay ayaa waxaa lagu Magacaabi jiray Cabdi […]

No Image

Daawo:Fashil ku yimid Dekada Boosaaso kadib Dooni iyo Taga doonyaha Soo jiida oo bada Boosaso kudagay iyo qasaare Kadhashay

6th February 2018 admin 0

Dekada Boosaas ayaa dhawaan waxaa lagu wareejiyey shirkad laga lee yahay Dalka Imaaraadka Carabta taas oo cunaqabteen Iyo sixir barar kusoo rogtay ganacasatada Puntland, shirkaad […]

No Image

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida oo Xukuntay dadkii loo haystay Qaraxii isgooska Zoobe

6th February 2018 admin 0

Waxaa Saakay oo talaado ah Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ay xukun maxkamadeed ku riday eedeysanayaasha Qaraxii ka dhacay isgooska Zoobe,kaasi oo dhacay sanadkii […]

Maamulka Gobalka banaadir oo digniin u diray dadka dhisaya wadooyinka Magaalada Muqdisho.

6th February 2018 admin 0

Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow  Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa muqdisho oo muuqaal laga soo duubay la soo dhigay bartiisa facebook-ga ayaa waxaa uu ugu hadlayay […]

No Image

Madaxweyne farmaajo oo maanta furaya Shirka u dhaxeeya madaxda Qaranka

6th February 2018 admin 0

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay la kulmay madaxda Golaha Amniga Qaranka kaasi oo ka dhacay madaxtooyadda soomaliya. Kulanka ayaa waxaa goob […]

Miino kula qaraxday Qofkii aasay Beladweyne.

6th February 2018 admin 0

Wararka aan ka heleyno maagalada Beladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xalay saqdii dhexe  miino kula qaraxday qofkii aasayay agagaarka garoonka diyaaradaha ee […]

galmudg

Daawo:Xaflad Lagu taageerayo Heshiiska Galmudug iyo Ahlusuno oo london ka dhacay

6th February 2018 admin 0
muuse

Muuqaal:Odayaasha & Waxgaradka Degmadda Boocame Oo Baaq udiray Muuse Biixi

6th February 2018 admin 0
kaafi

Daawo:Munaasibad balaaran oo lagu caleema saaraayay Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Gobolka Gedo

5th February 2018 admin 0

Xaflad si heer sare ah loo soa agaasimay islamarkaana lagu caleema saarayay gudoomiyaha ururka saxafiyiinta ee gobolka Gedo Maxmed kaafi Aadan kafi UK ayaa lagu […]

No Image

Ra iisul wasaaraha Kheyre iyo Ergeyga qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya ayaa Booqday Aqalka Dowlada Hoose Muqdisho

5th February 2018 admin 0
No Image

Wasiirka Maaliyadda Somaliya Oo Ka Hadlay Musharahaadka Shaqaalaha Dowladda

5th February 2018 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo manta Shira Jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay Magaalada muqdisho ayaa ka hadlay qorshaha Canshuur qaadista Sanadkii tegay […]

Posts pagination

« 1 … 21 22 23 … 27 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes