Daawo:Fashil ku yimid Dekada Boosaaso kadib Dooni iyo Taga doonyaha Soo jiida oo bada Boosaso kudagay iyo qasaare Kadhashay

Dekada Boosaas ayaa dhawaan waxaa lagu wareejiyey shirkad laga lee yahay Dalka Imaaraadka Carabta taas oo cunaqabteen Iyo sixir barar kusoo rogtay ganacasatada Puntland, shirkaad ayaa canshuur dherad ah saartay ganacsatada alaabta Kasoo dajinaysa Boosaaso.

waxaa dekada Boosaaso kusoo badanaysa Doonyaha Kudagaya Bada waxaana Doon u rarnayd Ganacsato oo waday Gadiid Iyo shixnad kale ku dagtayDekada Boosaaso kadib Markii sadex bari sugaysay in loo soo gurmado, waxaa kaloo bada ku dagay Taagii doonyaha soo jiidi jiray lamana helin wax badalkiisa taasina waxay ka dhigan tahay inaad faa’do laga dheefin shirka Imaaradka ee lagu wareejiyey Dekada Boosaaso.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.