Daawo:Munaasibad balaaran oo lagu caleema saaraayay Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Gobolka Gedo

kaafi

Xaflad si heer sare ah loo soa agaasimay islamarkaana lagu caleema saarayay gudoomiyaha ururka saxafiyiinta ee gobolka Gedo Maxmed kaafi Aadan kafi UK ayaa lagu qabtay guriga nabada ee degmada Baladxaawa.
Xafladaan ayaa waxana kasooqayb galay maamulka degmada Baladxaawa Ururada haweenka waxgaradka iyo sidoo kale qaar kamid ah wariyaasha gobolka Gedo waxana goobta kahadlay gudoomiyaha arimaha bulshada degmada Baladxawa Cabdiqadir Xuusen Ibrahin waxana uu ugu baaqay Wasaarada warfaafinta qaranka iyo tan Jubbaland in wariyaasha gedo lasiiyo xaquuqdooda dhinaca gudomiyaha cusub ee ururka saxfiyiinta gobolka gedo Maxamed kaafi ayaa sheegay in uu kashaqayn doono wada jirka saxafiyinta gobolka Gedo iyo sidii uu usoodhicin lahaa xaquuqda kamaqan wariyaasha isagoona kacodsaday hay’adaha taageera saxaafda sida Nusoj in wax laga qabta baahiyaha wariyaasha kahawlgala gobolka Gedo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.